
Waxaan ubaahanahay taageeradaada !

Fadlan Mashruuca deeq ku darso
Marwalba wayna farxad gelin,Deeqda aad bixisid, madama ay nofududaynayso, Hirgalinta,ka miro dhalinta,u Hawl galka iyo fulinta Mashruuc yada aan Planned ku hayno,o ay ka midka yihiin,Hoyga iyo Xarunta Caafimad, Waxbarasho iyo shaqaba isagu jirta, in aan Maalgalino.Deeq aan badnayn ayaad uga qayb qaadan kartaa,Maalgalinta shaqadan an hayno ee iska wax u qabsada ah.Hadaad awoodidina, Deeq kabadan ayaad la bixi kartaa.
Deeq bixin
Iska wax u qabo
Kontada Deeqda

ABSCHIR HASSAN STIFTUNG
IBAN: DE 783 706 916 475 133 870 10
BIC: GENODED1MBU
Zusammenarbeit mit anderen Organisationen

